Haweeneydii ugu Horeesay oo kamid noqoneysa Aqalka sare oo goordhaw la doortay

Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa goordhaw magaalada Baydhabo ku doortay Senator ZamZam Ibraahin Cali oo horey uga tirsaneed Xildhibaanada Aqalka Sare ee waqtigoodu dhamaaday. Senator Zamzam Ibraahim Cali ayaa  heshay 81-cod halka Shariifo Xaaji Cusmaan oo la tartameysay iyana heshay 4-cod kaliya ,waxaana halabaabay 7-cod kale , waxaana sidaasi Zamzam noqotay Senataradii ugu … Continue reading Haweeneydii ugu Horeesay oo kamid noqoneysa Aqalka sare oo goordhaw la doortay